Radio Somaliland - 16 Jan, 2012 - Shalay Daahir Rayaale waxa uu Codka Shacabka kuwaayey, waxa ugu waaweynaa Sharcigii ( Distoorka) aynu dhiganay oo uu ixtiraami waayey, Musuq-maasuq dalka ku baahaay, Shaqaale Dawladeed oo dayacmay , Kaabayaashii Dhaqaalaha oo gabi ahaanba baa’bay, Cadaaladii oo faraha ka baxday, Beeshii Caalamka oo aynu go’doon ka galnay, Xataa Dhismihii ugu muhiimsanaa Dalka oo ah Madaxtooyada oo KHARAABAD isku bedeshey.
» Read more