




Hargeysa - Maxkamadda degmada ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta maalintii labaad dhegaysatay dacwada loo haysto lix nin oo Ruush ah oo ahaa shaqaalihii diyaarada ku xanibay madaarka Hargeysa ee dirayska iyo agab ciidan u siday maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya.













© 2008 Radio Somaliland