Opinions

Google
 
Web Somaliland

Natiijadii Doorashada Gobolka Togdheer oo lagu dhawaaqay

09 Oct, 2005 -
gf
Burco - koomishanka doorashooyinka qaranka ee gobolka togdheer ayaa ku dhawaaqay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakilada ee gobolka togdheer, natiijada doorashadaa oo in mudaaba la sugaayay waxa xalay ku dhawaaqay u qaybsanaha koomishanka qaranka gobolka togdheer Mudane Maxamuud Garaad Maxamed, waxayna xibiyada u kala cod bateen sidan:

hhKulmiye = 47.639
uuUdub = 39529 cod
uccUcid = 34583

waxa kaloo uu sheegay Mr.Garaad in doorashadii ay ku dhacday si nabadgelya aha waxa kale uu Mr.Garaad u Mahadnaqay dadweynaha reer Togdheer,Ciidanka Pooliska,Saxaafada sida wanaagsan ee ay hawshoda u guteen ayuu yidhi Mr.Garaad,hadaba Magacyada Musharaxinta xisbiyada udub iyo ucid iyo kulmiye waxay ukala helen sidatan:-

uuXisbiga Udub

1. FARXAAN MAXAMED CALI
2. CABDICASIIS ISMACIIL DUCAALE
3. CALI X MAXMUUD NUUR
4. AXMED MAXAMED NUUR
5. HUSEIN ISMACIL YUUSUF

hhXISBIGA KULMIYE

1.CALI XASAN MAXAMED CALI MAREEXAAN
2. PROF MAXAMED CUMAR ADAN JIIR
3.CUMAR MAXAMED SANWEYNE
4. MAXAMED XAAJI YOUSUF WAABEEYE
5. MAXAMED ISMAACIL CALI XIRSI
6: Xamse Maxamed Gaadweyne

uccXISBIGA UCID

1 JAAMAC HASAN AADNAN XAAD
2. MAXAMED JAAMAC CALI
3. HUSIEN MAXAMED CIGE
4.NAASIR X CALI SHIRE



« Prev item - Next Item »
---------------------------------------------

Comments


No comments yet. You can be the first!



Leave comment


This item is closed, it's not possible to add new comments to it or to vote on it