Opinions











Google
 
Web Somaliland

Radio Hargeisa Halkan ka Dhagayso


Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada ee Gobolka Hargeysa oo Saaka lagu Dhawaaqay

15 Oct, 2005 -
try
Hargeisa - Natiijada doorashadii 29kii Sebtember dalka ka dhacaday oo qaybtii ugu dambaysay maanta Commisionka doorashooyinka qaranku soo saaray, qaybtan oo ah gobolka Hargeysa oo in badan la sugayey ku dhawaaqisteeda, ka dib markii dib u dhacyo badan ku yimid ayaa waxay xibyadu u kala heleen kulXisbiga Kulmiye 8 Kursi, ucidXibiga Ucid 6 Kursi iyo uuXisbiga Udub oo 6 kursi helay.

Kuraasta loo tartamayey oo dhameed 20 Kursi, xisbiyada waxay ku kala heleen tiradan:
Tirada Guud ee ka codaysay Hargeysa waxay tahay 256,341; waxa xumaaday 2750, waxana ansaxay 253,591 cod, taas oo uu xisbiga KULMIYE ka helay 95,854 cod, xisbiga UDUBna 81,847 cod, halka xisbiga UCID-na uu helay 75,890.

20Ka Musharrax ee ku guuleystey kuraasta Baarlamaanka ee Gobolka Hargeysa waxay kala yihiih:

ucidXISBIGA UCID:

1. Khadar Aadan Xuseen …………… 9251 ccod
2. Ibraahim Mahdi Buubaa 7680 cod
3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali Shirwac 6937
4. Bashiir Sh. Xuseen Tukaale 6818
5. Xaashi Xuseen Caabi Xaashi 6306
6. Maxamed Baaruud Shire Qamac 6015


kulXISBIGA KULMIYE

1. Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) 8584
2. Dr. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) 7412
3. Cabdulcasiis Maxamed Samaale 6330
4. Dr. Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe 6171
5. Ibraahim Axmed Haybe Sh. Muuse 6023
6. Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi 5108
7. Maxamuud Axmed Obsiiye Gaboobe 5095
8. Dr. Cali Yuusuf Axmed Jaamac 4951

uuXISBIGA UDUB

1. Xasan Cawaale Caynaan 7854
2. Cabdikariim Aw Cali Shabeel 6237
3. Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gebiley) 5680
4. Cabdulqaadir X. Ismaaciil Jirde 5139
5. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac 5058
6. Aadan Muxumad Hoorri (Mataan) 4412

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa kale oo uu ku dhawaaqay Tirada Guud ahaan Saddexda xisbi ay ka kala heleen 82ka kursi ee Golaha Wakiillada ee loo tartamayey; taas oo ah:

ucidXISBIGA UCID 21 kursi
kulXISBIGA KULMIYE 28 kursi
uuXISBIGA UDUB 33 kursi

Waxana uu Komishanku u gudbinayaa Maxkamadda Sare ee Qaranka si uu u soo saaro natiijada kama dambaysta ah ee Doorashada Golaha Wakiillada.



« Prev item - Next Item »
---------------------------------------------

Comments


No comments yet. You can be the first!



Leave comment


This item is closed, it's not possible to add new comments to it or to vote on it