Opinions

We the people of idiots!

Radio Somaliland - 25 Oct, 2009T
null
aking the independent Somaliland to the unknown Somalia was an accident in the history of Somaliland! A bad one! We paid that with blood and treasure!
» Read more

An open letter to the opposition parties, to the people of Somaliland

Radio Somaliland - 25 Sep, 2009
null
What (Somaliland) we are confronting to day is nothing but our sin! We sinned when we handed over our Somaliland to the killers of Somali Landers! To the enemy of Somaliland!
» Read more

Mr. President it is time for you to Resign!

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
Confro ntations between demonstrator and the police caused a number of deaths and wounded in Hargeysa today. By: Mahdi Gaboose
» Read more

He is an enemy take him as an enemy! “ Inahoo Caduun, Fa khuduuho Caduwa!”

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
If that is Riyaale and that is he, the enemy, what would we call the Riyaale/Awil driven UDUB (tantrum) parliamentarian by the name of Hussein Ismail who said astonishingly idiotically, by: Ibrahim Mead
» Read more

debate must no more be appeasing the sub-contractors of evil!

Radio Somaliland - 19 Aug, 2009
null
"The debate is no more a quarrel between political parties. It is between saving Somaliland from sure disaster in the hands of the sub-contractors." By: Ibrahim Mead
» Read more

Protest Letter to Mr. Rayaale and his cronies

Radio Somaliland - 18 Aug, 2009
null
Mr. Rayaale you already illustrated how ungrateful you are to Somaliland. Aren’t you ashamed that after seven years in power at least for one day you didn’t act like a leader and talk like a leader. By: Abdisamad Ali Awaleh
» Read more

Saving Somaliland

Radio Somaliland - 18 Aug, 2009
null
Edna Adan Ismail, the founder of the Edna Hospital of Somaliland, is one of those people. Her achievements are quite remarkable considering the difficult circumstances she has been working in for the past few years. By; Stijn Jaspers
» Read more

The Jailings and Spurious Charges Against Journalists in Somaliland

Radio Somaliland - 18 Aug, 2009
null
"Journalism can never be silent: that is its greatest virtue and its greatest fault. It must speak, and speak immediately, while the echoes of wonder, the claims of triumph and the signs of horror are still in the air." Henry A Grunwald by:Saeed Furee
» Read more

Riyaale Saddex Arrimood midba la gudboon

Radio Somaliland - 13 Aug, 2009
null
Inuu ka dhaga-adaygu oo uu diido rabitaanka shacabka Somaliland, Bulshada caalamka iyo go'aankii golaha wakiiladu soo saareen 11/08/09, ka dibna uu wajaho in golaha wakiiladu ka xayuubiyaan maamuskii iyo xilkii Madaxweyne ee ummada u hayey.
» Read more

An open letter to the international Community- Somaliland donors

Radio Somaliland - 11 Aug, 2009
null
Here, history repeated it self!
Again we found our selves warning and appealing the world to save Somaliland from her own government, just like (SNM) we warned the world against Siyad Barre’s Regime of what they were doing with their own people
» Read more

Wadar iyo Waaxid Midkee Waalan?

Radio Somaliland - 09 Aug, 2009
null
Labadii todobaad ee ugu danbeeyey waxaa ka dhex aloosnaa labada gole ee laysku yidhaahdo baarlamanka Somaliland waa golaha guurtida iyo golaha wakiilada Somaliland-ne khilaaf kala qaybiyey xildhibaanada.
» Read more

Huuno: Dillay Colaada iyo Baqamaalka jooji.

Radio Somaliland - 09 Aug, 2009Mashruuca Ceelberdaale hanti guud muu ahayn , wuxuu ahaa hanti gaar, Qardo ma ahayn 1988kii, wuxuu ahaa beero la falanayey muddo 60 sanno ah
» Read more

A thank you note to the International community

Radio Somaliland - 04 Aug, 2009
null
Some news and other sources are telling us that the EU and the US are now evaluating whether Riyaale and thugs are to be imposed travel pan and their accounts be frozen if they do not change their decision regarding the Somaliland elections as well the expulsions of the Interpeace and others helping Somaliland.
» Read more

“Ceelbardale-Dila” conflict is a pretext / prelude to destabilization of Somaliland!

Radio Somaliland - 25 Jul, 2009
null
It is not “ Ceelbardale-Dila issue. It is a nation under threat! The conspiracy is originating from the house facing the (neglected) Group Hospital! Some people call it the “cursed house!”
» Read more

DAAHFUR QAYB KA MID AH TAARIIKHDA CEELBARDALE

Radio Somaliland - 23 Jul, 2009Waxan isu dayayaa in aan waxogaa ka iftiimiyo taariikhda ceelbardaale oo baryahan noqday mowduuc aad ugu badan warbaahinta lagana yaabo dad badan oo aan aqoon weyn u lahayni ama dano gaar ah kalihi inay si kale u dhigaan.
» Read more

Somaliland Needs Reconciliation And Sensible/New Date of Presidential Elections

Radio Somaliland - 12 Apr, 2009The present political climate in Riyales’ Government, in which opposition parties are not able to operate freely and safely, is in no way conducive to the holding of free, fair,
» Read more

The urgency of now!

Radio Somaliland - 16 Mar, 2009
mead
What is happening in our land not only borders nuttiness and empty headedness, it is beyond that it is an out right treason!.by Ibrahim Mead
» Read more

Change in Somaliland is bound to happen

Radio Somaliland - 29 Jan, 2009
sd
“Somalilanders have a great dream that one day this nation will rise up and live out the true meaning of its creed" Saeed Furaa.
» Read more

Now body owns no body, but every one is the brother of the other…

Radio Somaliland - 02 Jan, 2009
nb
Who is swimming naked when tides retreat and goes away; with out knowing they are naked? - Ibrahim Mead. Political analyst.
» Read more

Jawaab ku socota ninkii u jawaabay Ibrahim Maygag Samatar, mudane Cisman Abokor by Iid Xasan Aw Muse

Radio Somaliland - 11 Sep, 2008In dhawayd-ba qoraalo badan ooy naftu jeclayd innay wax ka tidhahdo ayaan mareegaha internet-ka ku arki jiray hadana waxaan u waayay wakhti aan ugu jawaabo amma dareenkayga ku saabsan qoraaladaas aan wax kaga qoro.
» Read more

Google
 
Web Somaliland

Waraysi lala yeeshay Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed oo Jooga Jiida hore ee woqooyinga gabiley

26 Oct, 2008 - Hargeysa (Ogaal)- Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raagge oo ka mid ah culimada aad looga yaqaano Gobollada Hargeysa iyo Gebiley oo ka mid ah hormuudka dad ka biyo-diidsan in degaamo ka tirsan waqooyiga oo muran ka taagan yahay la raaciyo Gobolka Awdal, ayaa si adag uga hadlay arrimo la xidhiidha dhulkaas lagu muransanaa, isla markaana xusay in beeshiisa hore loogu xukumay, balse aan marna loo fulin

Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raagge oo xalay u waramay Idaacadda madaxabanaan ee Horyaal isaga oo ku sugan buuraha waqooyi ee Golis oo aanu si gaar ah u tilmaamin, waxa uu sheegay in xukuumadu waaran qabasho ah u jartay, kaasoo amarkiisa uu ku sheegay inuu bixiyay Madaxweyne Rayaale, waxa waraysigiisa oo dhamaystirani uu u dhacay sidan:

S: Waxa jira goobo qalabkii diiwaan-gelinta la keenay laga hor-joogsaday, arrintaa maxaa ka jira ee aad ka ogtahay?

J: Waxa weeyaan arrintaasi way jirtaa, waana sanaaduuq loo keenay meel dad laga haystay mudo dheer oo intii wadankuba xorka ahaa ahayd. Isla markaana la yidhi, waa laydinku diiwaan-gelinayaa dhulkii aad dadka ka haysateen ee kaalaya ku cod-bixiya oo isku diiwaan-geliya. Dabadeedna dadkii way ka gadoodeen oo laga kacay, dabadeedna waa laga xoog-roonaaday, sanaaduuqdiina waxa dib loogu celiyay ilaa iyo meel la yidhaahdo Ruqi. Markii dambena dawladda ayaa meesha ciidamo keentay, markaa ilaa immikana ciidankii ay dadku iska abaabuleen iyo ciidankii dawladda ayaa is-horfadhiya.

S: Markaa Sheekh Maxamuud wax shaqaaqo ah oo ka dhacday iyo wax qalab ah oo la qaatay ogaantaa ma jiraan?

J: Maya, maya, qalabka markii baabuurta laga dejiyay ayuun baa dabadeed la yidhi dib ugu ceshada, dabadeedna markii ay arkeen in lala dagaalansan yahay qalabkii baabuurtii ayay dib ugu ceshadeen. Waxaana la yidhi halkiinaa jooga, waanaynu is-garanaynaa, dhul dad leeyahayna sanaaduuqdani idiin qaadimayso, baadilla halkan isugu diiwaan-gelinmaysaan ee sanaaduuqdiinii la noqda, markaa dabadeedna waxa la geeyay xadkii Awdal baa la geeyay oo dib loogu celiyay, Ruqi baa la geeyay. Wax alaab ah oo la qaatayna ma jirto, dawladduna sidaa waa ka markhaati, shacabkii waa ka markhaati, komishanka doorashooyinku waa ka markhaati, wax alla wax loo dhimay iyo handadaad la handaday ama gacan loo geystay midina intaba ma jirto.

S: Madaxweyne ku xigeenka, Badhasaabka Gobolka Awdal iyo wefti ay wataan baa iyagana la leeyahay way soo gaadheen, markaa ma is-aragteen oo ma wada hadasheen?

J: Aniga is-maanaan arag, meel aanu isku aragnana maba joogo. Anigu waxaan ahay muwaadin, waaran baana meel walba la dhigay oo Ina Rayaale dhigay, ninkaa ha la soo qabto ayuu yidhi. Madaxweyne ku xigeenkase waanu xidhiidhnay wax aan sanaaduuqddaas ahayna kamaanaan wadahadal. Madaxweyne ku xigeenka saaka 10:30-kii subaxnimo (shalay) ayaanu wadahadalay, waxaanu yidhi, berri (maanta) baan Gabiley imanayaa, dabadeedna anigu waxaan idhi odayaashii Gabiley way kaa horeeyaan, halkaasaanad isugu imanaysaan odayaashii beesha, dabadeedna ha laga wada tashado.

S: Maadaama aad wada-hadasheen Madaxweyne ku xigeenka, arrintaa wax aan ahayn oo isaku af-garateen ma jiraan?

J: Mayee wax aanu isku af-garanay ma jirto. Aqal iyo beer iyo ceel 1988-kii dad ka qaxeen dadkii ka qabsadayna ilaa immika ay haystaan la doonayana in lagu dul-diiwaangeliyo, wax kaloo aanu ka wada hadli karnaa dee ma taalo, ha laga kexeeyaanu nidhi tiina waa layga diiday.

S: Sheekh Maxamuud sidaad carrabka ku dhufatay, waxa la leeyahay waaran baa laguu soo gooyay oo waa lagu doon-doonayaa, maxaa adiga lagugu haystaa, maadigaa ka dambeeyay arrintan?

J: Aniga arrintuu ka dambeeyayna way leeyihiin, dee beesha ka mid baan ahay, ciddii ka dhiidhida ee iyagu (xukuumadda) u arkaan inay wax ka geysan karayso oo ay ka dagaalanto oo ay ka dedaasho, waa cadowgooda rajiimkan immika meesha ka jira.

S: Immika marka intaa laga yimaado meeshii ma ciidamaa isku haysta oo is-horfadhiya mise waa dhul iska degen oo nabad ah?

J: Nabadi walaal ma jirto, nabadi ma jirto, laba ciidan way is-horfadhiyaan, way is-eeganayaan, way is-arkayaan. Dhawr kun oo qof ayaa la baro-kiciyay, marka horena dhulkoodii qaxoonti ka ahaa, ku dhadhawaa oo kulaalayay oo horfadhiyay, badhna laga haystay. Ilaa 36km laga haystay, xagga dhererkana ilaa dhawr iyo seddatan km baa laga haystay. Intii kalena ilaa xalay (habeen hore) dhawr kun oo qof ayaa la baro-kiciyay oo dib ugu soo qaxay Somaliland hadana.

S: Sheekh Maxamuud ciidamada iyo masuuliyiinta halkaa soo gaadhay ma wada hadasheen oo wax kulan ah ma wada yeelateen iyaga?

J: Mayee maanaan wada yeelan, meel aanu ku wada yeelano kulana anigu ma joogo. Magaalo ma joogo, meeshana ma joogo oo waan ka durugsanahay.

S: Halkee ayaad joogtaa oo aad immika igala hadlaysaa adigu?

J: Buuralayda fog ee Somaliland ee Golis Range ayaan immika kaala hadlayaa oo aan joogaa.

S: Taa marka laga gudbo, waxa la leeyahay shaqaaqadan iyo fidmadan adigaa abuuray oo dadka kicinaya, markaa maxaa adiga dan iyo faa’iido ah ee kuugu jirta arrintaa maad faraha ka qaadid?

J: Oo ninka ku yidhaahda aqalkaygan iyo beertaydan iiga tag, ma fidmo abuur baa weriye?…..Inbadan baanu dhulkayagii baryaynaa oo guurtidu xukuntay oo aanu xukunkii haynaa oo la yidhi waar dadyahow dadkan uga taga dhulkooda oo la diidan yahay oo guurtidii xukuntay ay diidan tahay oo Ina Rayaale reerkoodii baa dhulka haystee muxuu uga kaxayn la’yahay, aniguse maxaan dambiile ku noqon karaa?

S: Sheekh hadii sidaa arrintu tahay miyaanay ka haboonaan lahayn inaad qaab sharciya wax ku wajahdaan oo aad nabadgelyo wax ku doontaan?

J: Middida uu ninkii sitay haysto daabka sharci ma taqaano. Guryihii oo la dumiyay soo arag, beerihii oo layska haysto soo arag, ceelashii soo arag, iskaraabkii oo la gurtay soo arag, dadkii oo hantidii laga dhacay lagu dhex-haysto dhulkoodii soo arag!

S: Laakiin immika waxa la leeyahay arrintu waa diiwaangelin uun ee dhul la qaadanayo iyo doorasho midna ma jiro, markaa maxaad ku diidaysaan dadku inay is-diiwaangeliyaan?

J: Dadka ma halkiisaa lagu diiwaangeliyaa kow dheh, mise meel aanu lahayn baa lala doon-doontaa oo la yidhaahdaa halkaasaan kuugu imane igu sug aan kugu diiwaangeliyee?

S: Hada ka hor arrintani mudo dheer bay taagnayd, sida aad sheegtay guurti baa gashay, xukuumadaa gashay, marar fara badan baa xal laga gaadhay, markaa waxaas oo dhami miyay idiin cuntami la’yihiin?

J: Inaadeer Guurti anigu aan garanayo oo sharci ku fadhidaa ma jirtee sharcigii daaqad baa laga tuuray. Xukunnaday gaadheen hadaad immika ila arki lahayd adigaa argagixi lahaa oo yaabi lahaa. Bal waxaad waydiisaa Guurtida iyo Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre meeshaa dadkii lahaa ma u xukunteen oo ma tidhaahdeen uga taga.

S: Ma cid kale ayay u xukumeen baad u jeedaa markaa?

J: Mayee, annagay noo xukumeen oo ay yidhaahdeen dee dadkan guryahoodii uga taga.

S: Hadii ay idiin xukumeen maxaa loo fulin waayay?

J: Waa Ina Rayaale ciddaanu is-haysanaa, isagii baana ogol inuu halkaa reerkoodii ka tegin oo uu qaato, reerkayaga lagama kaxayn karo buu yidhi.

S: Midda kale guddiga doorashooyinku waxay leeyihiin degaamaddaasi waxay annaga noo xisaabsan yihiin Gobolka Awdal, markaa iyaga wax xidhiidh ah ma la samayseen?

J: Waar waxaan ku idhi, Afrikaanku wuxuu maalinba u tumaa ninka taajka gashan. Ina Rayaale oo ah kii waddankan aanu ka xoraynay ayaa maantana loo tumayaayoo dadkii iska xoreeyay dib loogu adoominayaaye arrintu waa intaa weeye.

S: Ugu dambayntii muxuu xalku noqonayaa?

J: Xalku wuxuu noqonayaa dadkan dhulkooda ha looga tago, hadii looga tegi waayana xaalku wuu xumaanayaa. Afwaynaan u badheedhay duhur cad 1988-kii, kii ku ka xun ayaa waddanka haysta, waana la wada ogyahay, adigaagan weriyaha ah baa og.

« Prev item - Next Item »
---------------------------------------------

Comments


No comments yet. You can be the first!



Leave comment


This item is closed, it's not possible to add new comments to it or to vote on it